Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya AKHRISO:Madaxweynaha Hirshabeelle oo labo sano ka dib ku dhawaaqay golahiisa wasiirrada

AKHRISO:Madaxweynaha Hirshabeelle oo labo sano ka dib ku dhawaaqay golahiisa wasiirrada

Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay golaha wasiirrada ee maamulkaasi, ka dib labo sano oo u xafiiska joogay.
Golaha wasiirrada ee u magacaabay ayaa ka kooban 81 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir Ku xigeen iyo 27 Wasiirru Dowle.
Hoos ka akhriso warqadda magacaabista:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments