Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3

Wixii Ugu Dambeeyay

Arday 17 jir ah oo lagu qabtay isago fasalka dhexdiiisa ku haysto mindi

Waxaa xabsiga loo taxaabay arday da’adiisu tahay 17 sano jir kaddib markii la arkay isagoo mindi ku dhax haysto fasalka u dhigta.Ardayga ayaa wax...

Milatariga Soomaaliya oo Al-shabaab kala wareegay deegaano gobolka Hiiraan ka tirsan

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa lagu soo warramaya inay saaka gaareen degaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan oo ay horay ugu sugnaayeen dagaalamayaasha Al-shabaab, waxaana...

DHAGEYSO:Koonfur Galbeed oo shacabka ugu baaqday inay sare u qaadaan wax soo saarka beeraha

Kulan ay si wada jir ah u soo qaban qaabiyeen Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka koonfur Galbeed,Hay’adaha dhiiragaliyo wax soo saarka Beeraha iyo Jaamacadaha ku...

Barasaab ku xigeenka Nairobi oo la ansaxiyay

Wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Nairobi ayaa ka dib turxaan bixin ay maanta ku sameyeen Anne Kananu oo loo soo magacaabay ku xigeenka guddoomiyaha...

DHAGEYSO:Madaxweyne ku xigeenka dalka oo ka digay siyaasadda qabyaaladda ku saleysan

Ku xigeenka madaxweynaha dalka Dr. William Ruto oo maanta tagay ismaamulka Bomet ayaa sheegay in aan wakhti xaadirkan loo baahneyn in shacabka lagu qanciyo...

Dhallinyarada Nairobi oo loogu baaqay inay si nabad ah ku codeyaan

Musharraxa xilka guddoomiyaha ismaamulka Nairobi ee xisbiga UDA Margaret Wanjiru ayaa da’yarta ku boorisay inaynan rabshad sameyn xilliga la qabanaya doorashada ku celiska ah.Waxaa...

Nin 72 sano jir ah oo loo haysto inuu faraxumeeyay gabadh yar

Ciidamada ammaanka ee deegaanka Marani ee ismaamulka Kisii ayaa gacanta ku dhigay eedeysane 72 sano jir ah oo lagu magacaabo Henry Ondieki.Ninkan ayaa lagu...

DHAGEYSO:Dib u habaynta Hay’adaha Garsoorka Soomaaliya oo Gabogabo maraya

Wasiirka wasaaradda Cadaaladda dowladda Federaalka Soomaaliya C/qaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay inuu hadda Heer Gabo Gabo ah Marayo Qorshaha dib loogu habaynayo hay’adaha Garsoorka...

David Maraga oo soo jeediyay in xilka laga qaado madaxweynaha dalka

Madaxii cadaaladda dalka ee dhawaan howlgabka noqday Mr. David Maraga ayaa sheegay in la doonayo in xilka laga qaado madaxweynaha wadanka Mr. Uhuru Kenyatta...

In ka badan 7 qof oo ku dhimatay dhul gariir saameeyay Indonesia

Ilaa iyo hadda waxaa la xaqiijiyay dhimashada ugu yaraan 7 qof ka dib markii dhul gariir cabirkiisu lagu sheegay 6.2 uu ku dhuftay jasiiradda...

Most Popular

Recent Comments