DHAGEYSO:Idaacadda Star FM oo ku guulaystay abaalmarinta warbaahinta ugu wanaagsan ee gobolka Waqooyi Bari

0
398

Idaacadda Star FM ayaa loo aqoonsaday idaacadda ugu wanagsan gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ka dib markii maamulka warbaahinnada dalka ay ku dhawaaqeen.
Xafladda abaalmarinta ayaa waxaa lagu qabtay Huteelka Movenpick ee Magaladatani Nairobi.
Maamulka Star ayaa u hambalyeeyay guusha Star FM ay ka gaartay abaalmariinta Kuza ee maamulka warbaahinta dalka CA ay guddoonsiiyeen warbaahinnada wadanka.
Waxaa ayna ku amaaneen howlwadeenada sida ugu taaganyihiin inay xaqab tiraan dhageystaasha.

Maahan markii ugu horreysay oo Star FM ku guulaysato abaalmarinta maamulka isgaarisnta ee KUZA Awards.
Saanadkii 2019-kii waxay Star FM ku guulaystay abaalmarinta u hoggansamida xeerarka warbaahinnada dalka u yaala.
Waxaan u mahadcelineyna dhammaan dhageystaayasha ku xiran Idaacadda Star oo qayb ka ah guusheena islamarkaana aan la wadaageyno farxadda maanta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here