Wararka Kenya DHEGEYSO:Shaqaalaha caafimaadka ee ismaamulka Kisii oo ku hanjabay shaqo joojin By star - April 23, 2025 0 419 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Shaqaalaha caafimaadka ee ismaamulka Kisii ayaa ku hanjabay inay shaqo joojin sameyn doonaan Waxa ay ka cabanayaan in wasiirka caafimaadku uu shaqadii ay hayeen uu wax u dhimayo. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2025/04/Kisii.mp3