DHEGEYSO:Malaayiin bacrimin ah oo loo ballan qaadey beeraleeyda kenya

0
830

Afhayeenka dowladda dhexe ee dalka Isaac Mwaura ayaa sheegay in dhawaan la wareejin doono 1088 guri ah ee ku yaala caasimada dalka ee Nairobi ka hor dhamaadka bishan.
Waxaa uu intaas ku darey in 1.5 milyan oo bacrimin ah la siina doona beeralayda .
Arrintan ayuu shaaca ka qaadey xil uu shir jaraa’Id ah qabtay.