Waxaa lagu soo waramaya in ay sare u kacday dhimashada dib markii dhisme gacanta lagu hayay uu ku dumay aagga Suneka ee deegaanka Bonchari ee ismaamulka Kisii .
Wararka ayaa intaasi ku daraya in dhismaha uu ku dul burburay guriyo u dhowaa oo ay ku jireen ku dhawaad 6 ruux.
Dad la soo badbaadiyay oo soo gaarey dhaawacyo kala duwan ayaa wali lagu daaweynaya isbitaalka guud ee Kisii .
Ku dhawaad lix qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyootay dhacdadan.