Suxufiyiin lagu dhaawacay Marinka Qaza

0
351

Israa’iil ayaa duqaymo ku garaacday Marinka Gaza, iyadoo duqeysay teendho ay ku jireen saxafiyiin .
Weerarkan ayaa ka dhacay meel u dhow Isbitaalka Naasir ee magaalada Khan Younis, halkaas oo ay israa’iil ku dishay ugu yaraan laba ruux.
Weerarada soo cusboonaaday ayaa yimid ka dib markii militariga Israel ay dileen in ka badan 50 qof saacadihii la soo dhaafay ayna ku amreen dadka degan shan xaafadood oo ku yaala bartamaha Deir el-Balah in ay barakacaan.