Madaxweyne Ruto oo maante Gaarey Nyeri

0
367

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa maanta socdaalkiisa Gobolka Bartmaha dalka ku marey Magaalada Othaya ee ismaamulka Nyeri.
Madaxweyne Ruto ayaa ballan qaady u sameeyay shacabka Nyeri.

Madaxweyne Ruto ayaa sido kale u ballan qaadey shacabka Nyeri in uu wax ka qaban doono arrimaha wadooyiinka,biyaha iyo waxbaarshada dowlad deegaanka Nyeri.