DHEGEYSO: Wasiir Ducaale oo soomaalida ugu baaqay in ay soo doortaan madax wanaagsan

0
383

Wasiirka wasaaradda deegaanka, kaymaha iyo isbeddelka cimillada ee dalka Aadan Barre Ducaale ayaa sheegay in kastoo xulashada mas’uuliyiinta ee bulshada soomaaliyeed ay inta badan ku saleysan tahay qabiil haddana in ay lagama maarmaan tahay in xilalka hoggaanka loo dhiibo dad wanaagsan.