Jaamacadda Nairobi ayaa shaqaalaha hay’adda USAID-da siisay fasax saddex bilood ah oo bilaa mushahar ah.
Tani ayaana dhaqangalaysa maanta oo ku beegan 1 bisha Febraayo ee sanadkan 2025-ka
Tan ayaa imaanaysa ka dib markii ay hay’adaasi hakisay hawlihii ay ka waday Kenya, ka dib markii uu Maraykanka hakiyay taageerida dhaqaale ee USAID.