Donald Trump oo maanta xilkiisa madaxtinimada loo dhaarin doono

0
248

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in maanta oo Isniin ah loo dhaariyo xilka madaxtinimada Mareykanka, isaga oo noqon doona madaxweynihi 47-aad ee soo mara Mareykanka.
Waxaa la filaya in markal a dhaariyo Donald Trump uu soo saari doono amaro madaxweyne oo ay ka mid tahay arrimaha soo galootiga.