Dadweynaha ku nool ismaamulka Wajeer ayaa aragti kala duwan ka dhiibtay go’aankii xalay aqalka sare ee dalka uu ku ayiday xilka qaadis bishii hore wakiillada golaha hoose ee dowlad deegaankaas ay ku sameeyeen Maxamad Cabdi Maxamuud oo barasaab halkaasi ka ahaa
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa warkan ka soo diray Wajeer