DHAGEYSO:2 qof oo ku dhaawacmay qaybta la dhisaya ee Masjidka 6-ka ee Islii

0
375

Waxaa maanta la soo tabiyay in ay soo duntay qaybta la dhisaya ee masjidka Abuubakaru Siddiiq ee loo yaqaano masaajidka 6-ka ee xaafadda Islii ee magaalada Nairobi.
Sheekh Maxamad Cabdi Umal ayaa sheegay in labo ruux oo ka mid ah dadkii meeshaasi dhisayay uu soo gaaray dhaawac fudud.
Xilli uu faahfaahin ka bixinayay sida ay wax u dhaceen ayuu Sheekh Maxamad Cabdi Umal yiri.