Xubnaha ururka qaran ee kalkaaliyaasha dalka ee KNUN ayaa ku hanjabay in 19-ka bishan ay shaqo joojin ku dhaqaaqi doonaan, haddii ay dowladda fulin weydo qodobbo lagu heshiiyay.
Waxay doonayaan in kalkaaliyayaasha qandaraaska ku shaqeeya si joogta ah loo shaqaaleysiiyo.
Joseph Ngwasi oo ka mid ah mas’uuliyiinta ururka kalkaaliyaasha ee KNUN ayaa warbaahinta u faahfaahiyay tabashadooda.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Kalkaaliyaasha dalka oo ku hanjabay in 19-ka bishan shaqo joojin ku dhaqaaqi...