Wasiirka wasaaradda biyaha, nadaafadda iyo waraabka ee dalka Eric Muriithi Muuga ayaa uga digay shirkadaha biyaha geliya ama qaybiya inay fuliyaan mashaariic aan buuxin heerkii laga rabay.
Waxaa uu dhanka kale ka codsaday shirkadaha mashaariicda biyaha gacanta ku haya inay gaarsiiyaan heerar la jaanqaadi kara tignoolajiyadda casriga ah.
Hadalkan ayuu ka sheegay deegaanka Mathira ee ismaamulka Nyeri.