DHAGEYSO:Mudavadi oo go’aankii ay maxkamadda ku laashay BBI ku tilmaamay mid siyaasadeed

0
559

Madaxa xisbiga ANC Mr. Musalia Mudavadi ayaa ka hadlay go’aankii dhawaan ka soo baxay maxkamadda sare ee wadanka oo ka dhan ahaa qorshaha sharci beddelka ee loo yaqaano BBI.
Waxaa uu sheegay in qaar ka mid ah go’aamada maxakamadda sare ay ahaayeen kuwa ku saleysan sharci halka kuwa kalena ay ahaayeen kuwa siyaasadeed waa sida u hadalka u dhigay.
Waxaa uu intaa ku daray in maxkamdda ay go’aan sharci ah gaari kaarto balse ay wanaagsantahay inay eegto danaha shacabka ee masiiriga ah
Mar uu arrimahan ka hadlay ayuu yiri

Dhanka kale hoggaamiyaha xisbiga ANC Musalia Mudavadi ayaa soo jeediyay in mar kale dib loo soo bilaabo geddiscodka la doonaya in wax looga beddelo xeerarka wadanka ee BBI.