Qaar ka mid ah shakhsiyaadka u tartamaya xilalka kala duwan ee xisbiga ODM ee ismaamulka Mombasa ayaa cabasho ka muujiyay hufnaan la’aan ka jirta doorashada xisbigan.
Waxaa ay ku andacoodeen in ilaa hadda ODM iyo guddiga doorashada xisbiga ee NEC uusan shaacinin xilliga la qabanayo codeynta xubnaha cusub ee ku biiriya xisbigan ee dowlad deegaanka Mombasa.
Xisbiga ODM ayaa la filayaa in uu maanta tallaabada xigta soo saaro.
Qaar ka mid ah shakhsiyaadka u tartamaya xilalka kala duwan ee xibiga ODM ee ismaamulka Mombasa ayaa warbaahinta la hadlay.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Qaar ka mid ah shakhsiyaadka u tartamaya xubinimada xisbiga ODM ee Mombasa...