DHAGEYSO:5 qof oo ku dhintay daadad saameeyay Kibra

0
494

Wararka naga soo gaaraya xaafadda isku raranta ah ee Kibra ee magaalada Nairobi ayaa sheegaya in 5 qof ay dhinteen ka dib fatahaado halkaas ku dhuftay.
Daadadka ayaa ka dhashay roobab culus oo da’ayay maalmihii u dambeeyay.
Qaar ka mid ah dadweynaha deegaanka Kibra ayaa warbaahinta uga warramay khasaaraha nafeed ee ay daadadku sababeen