Sacuudiga ayaa sheegay in Ciidul-Fidriga u bilaaban doona maalinta Khamiista ee toddobaadkan ahna 1-da bisha Shawaal.
Waxaa ay sheegeen in bisha laga arkin caawa dalkaasi, sida laga soo xigtay barta Twitter-ka ee Xaramayn Shariifayn.
Guddiga qaabilsan raadinta bisha ee Sacuudiga ayaa sheegay in bisha aysan arkin islamarkaana berrito la buuxinaya 30-ka bisha Ramadaan.