DHAGEYSO:Shacabka Wajeer oo dhigay dibadbax ay ku dalbanayaan in dowladda ay meel ku sheegto wakiilka Deella

0
179

Shacabka ku nool magaalada Wajeer ayaa maanta dhigay dibadbax xooggan oo ay ku dalbanayaan in dowladda ay meel ku sheegto Yuusuf Xuseen oo ah wakiilka deegaanka hoose ee Deella ee deegaan baarlamaaneedka Ceeldaas ee ismaamulka Wajeer.
Waxaa sidoo kale mudaaharaadka ka qayb qaatay wakiillada laga soo doortay deegaanada hoose ee ismaamulka Wajeer.
Wakiilkan ayaa 18-kii bishan laga afduubtay bartamaha caasimadda dalka ee Nairobi.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya.