Wasiiradda wasaaradda arrimaha jaaliyadda bariga Afrika ee EAC-da iyo horumarinta gobollada Beatrice Askul ayaa ka codsatay hoggaamiyaasha siyaasadeed ee Waqooyiga gobolka Rift Valley in ay iska kaashadaan la dagaallanka burcadda xoolaha ay halkaasi dhibaatada ka gaysata.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wasiiradda horumarinta gobollada oo ku baaqday in la iska kaashado la dagaallanka...