DHAGEYSO:Cleophas Malala: Xil ka qaadista Rigathi Gachagua waxay ka dhigan tahay inuu madaxweynaha isna qaaday waddadii uu xafiiska ku banneyn lahaa

0
441

Xoghayihii guud ee hore ee xisbiga UDA Cleophas Malala ayaa sheegay in xil ka qaadista Rigathi Gachagua ay ka dhigan tahay inuu madaxweynaha isna qaaday waddadii uu xafiiska ku banneyn lahaa.