Abduba Dida oo ku jiro xabsi ku yaalla Maraykanka

0
594

Maxamad Abduba Dida oo horay ugu tartamay xilka madaxtinnimo ee dalka ayaa ku jiro xabsi ku yaalla gobolka Illinois ee Maraykanka.
Waxaa u socdo xarig 7 sano ah oo lagu riday bishii 11-aad ee sanadkii 2022-kii.
Tani ayaa timid ka dib markii lagu helay dembiyo ah inuu qof ku xadgudbay isagoo u hanjabay kuna sameeyay dabagal shakhsiyeed oo aan habboonayn.
Xariga Maxamad Abduba Dida ayaa soo shaac baxay ka dib markii uu dhawaan cabasho ka muujiyay in laga xaddiiday xuquuqdiisa diimeed oo ay salaadda ka mid tahay.
Waxaa lagu wadaa in xabsiga uu ka soo baxo 3-da bisha Afaraad ee sanadka 2029-ka.