33 qof oo Qaza lagu dilay 24-kii saacadood ee ugu dambeeyay

0
279

Wasaaradda caafimaadka ee Qaza ayaa sheegtay in 24-kii saacadood ee la soo dhaafay ay Israa’iil halkaasi ku dishay 33 qof.
Waxaa saacadahan gudahooda la dhaawacay 145 ruux oo kale.
Laga soo billaabo 7-dii bishii Tobnaad ee sanadkii hore , ugu yaraan 40,972 qof ayaa lagu dilay Qaza halka la dhaawacay 94,761 kale.