DHAGEYSO:Culimada iyo waxgaradka deegaanka Asxaabiito ee ismaamulka Mandera oo sheegay inay mamnuucayaan qaadka

0
265

Culimada iyo waxgaradka Asxaabito oo ah deegaan qadiimi ah oo hoostagto magaalada Rhamu ee ismaamulka Mandera ayaa soo saaray go’aano oo qaadka kaga mamnuucayaan deegankaasi.
Waxaa arrinkan ka hor yimid ganacsatada jaadka ee deegaankaasi.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim (Cabdiqafaar Happy) ayaa qodobkan faahfaahinaya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here