DHAGEYSO:Qaar ka mid ah macallimiinta ururka KUPPET oo ku gacan seyray go’aanka ay dib ugu laabanayaan dugsiyada

0
326

Waxaa soo ifbaxday kala duwanaansho u dhexeya madaxda ururka ay ku mideysan yihiin macallimiinta dugsiyada sare ee dalka iyo machadyada ee (KUPPET) .
Arrintan ayaa timid ka dib markii qaar ka mid ah macallimiinta ururkan ee gobollada Galbeedka, Bartamaha iyo Rift Valley ay ku gacan seyreen go’aankii uu xoghayaha guud ee ururka KUPPET, Akelo Misori uu ugu baaqay bareyaasha dalladan in ay sida ugu dhaqsiyaha badan iskaga xaadiriyaan xarumaha waxbarashada.
Waxaa ay sheegeen in Akelo Misori uusan raacin habraacii lagu joojin lahaa shaqa joojinta macallimiinta ururka KUPPET.