Senatarka ismaamulka Mandera Cali Ibraahim Rooba ayaa si adag uga hadlay dagaal beeleed ka soo cusboonaaday deegaan baarlamaaneedka Banisa ee dowlad deegaankaasi.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Senatarka Mandera oo si adag uga hadlay dagaal beeleed ka soo cusboonaaday...