Ra’iisul wasaaraha Pakistani oo booqasho ku tagay Sacuudiga

0
549

Ra’iisul wasaaraha dalka Pakistan Imran Khan ayaa maanta tagay magaalada Riyaadh ee boqortooyada Sacuudi carabiya halkaas oo uu ku sugnaan doono saddex cisho.
Safarka Imran Khan ayaa la filayaa inuu kaalin weyn ka qaato wanaajinta xiriirka ka dhexeya labada dhinac oo uu horay khilaaf u soo kala dhex galay.
Tallaabada oo halkaas ku tagay ayaa timid ka dib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay dhaxal sugaha Sacuu Carabiya Maxamad Bin Salmaan.