Qoys Soomaaliyeed oo ku dhibataysan xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa bulshada musliminta ah ka codsaday in garab laga siiyo nolal xumada haysata oo hadda ay xalad adag oo bini’adamnimo wajahayaan.
Sidoo kale waxaa aynan haysan wax ay ku afuraan iyo ku suxuurtaan
Waxaa la kulmay oo warbixintan ka diyaariyay Maxamad Baaruud Xussen
Si qoyskan loo caawiyo waxaa lagala xiriiri karaa taleefoonka nambarkiisu yahay 0727724714