DHAGEYSO:Shacabka Kirinyaga oo rajeynaya in miisaaniyad badan loo qoondeeyo waddooyinka

0
170

Shacabka ku nool ismaamulka Kirinyaga ee gobolka Bartamaha dalka ayaa sheegay in ay rajeynayaan in dowladda ay miisaaniyad dheeraad ah u qoondeyso arrimaha waddooyinka , caafimaadka , waxbarashada , hoos u dhigidda shidaalka iyo sare u qaadidda wax soo saarka beeraha.
Sidoo kale waxay walaac ka muujiyeen caymiska caafimaadka bulshada ee SHIF ee lagu beddelaya NHIF laga billaabo koowda bisha 7-aad ee sanadkan.