DHAGEYSO:Dubat Cali Camey oo baaq ka soo saaray waddada xiriirisa Nairobi iyo Garissa

0
206

Guddoomiyaha guddiga suuqgeynta xoolaha nool ee dalka kana mid ah waxgaradka ismaamulka Garissa Dubat Cali Camey ayaa ka hadlay caqabad ka jirta waddada isku xirta Nairobi iyo Garissa wuxuuna baaq u diray maamullada qaabilsan dhisidda waddooyinka magaalooyinka, degmooyinka iyo jidadka waawayn ee kala ah KURA, KeRRA iyo KeNHA.
Waxaa uu maamulladan ka dalbaday in ay waajibaadkooda shaqo ka soo baxaan oo aynan farta ku fiiqin dowladaha ismaamullada.