Goob firriisin u ahayd askar iyo dhallinyaro isticmaala maandooriyaha noocyadiisa kala duwan ayaa lala eegtay qarax.
Dhacdadan ayaa laga soo tabiyay xaafadda Xoosh ee degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir.
Waxaa la xaqiijiyay in 6 ka mid ah askartii iyo dhallinyaradii qarax lala eegtay ay isla goobta ku geeriyoodeen.
Goobjoogayaal ayaa warbaahinta ugu warramay sida ay wax u dhaceen.
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:6 askar iyo dhallinyaro qaarkood isticmaalayay maandooriye oo ku dhintay qarax lagula...