Caalamka Ruushka oo in ka badan 4 qof ku dilay Ukraine By star - May 23, 2024 0 312 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Ugu yaraan 4 qof ayaa lagu dilay weerar ay ciidamada Ruushka ka gaysteen magaalada Bari ee dalka Ukraine ee Kharkiv. Waxaa sidatan sheegay guddoomiyaha gobolkaasi ,Oleg Sinegubov.