Golaha qaran ee xeer dejinta ayaa galabta fadhi gaar ah ka yeelanaya eedeymo loo jeediyay wasiirka wasaaradda beeraha iyo xanaannada xoolaha ee dalka, Mithika Linturi.
Kal-fadhiga baarlamaanka ee maanta ayaa billaaban doono abaare 2:30 galabnimo.
Guddi ka kooban 11 xubnood oo baaraya eedeymaha ka dhanka ah wasiirka wasaaradda beeraha ayaa la filayaa inuu warbixintiisa u gudbiyo baarlamaanka.
Linturi ayaa wajahaya mooshin la doonaya in xilka looga qaado.
Waxaa mooshinka baarlamaanka u gudbiyay mudanaha deegaan baarlamaaneedka Bumula, Jack Wamboka.
Home Wararka Kenya Baarlamaanka dalka oo galabta fadhi gaar ka yeelan doona warbixinta guddi baaraya...