DHAGEYSO:Bulshada oo loogu baaqay inay ka taxadarraan iibsashada agabka ay ku sawirran yihiin astaanta LGBTQ

0
519

Bulshada ayaa loogu baaqay inay ka taxadarraan iibsashada agabka ay ku sawirran yihiin astaanta dadka isku jinsiga ee wax iska daya ee loo yaqaano LGBTQ.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim (Cabdiqafaar Happy) ayaa faahfaahinaya qodobkan