DHAGEYSO:Wakiilka haweenka ee Wajeer oo gaartay Ceeldaas

0
361

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Wajeer ayaa gaartay deegaanka Ceeldaas halkaasi oo ay ku qaybisay agabyo kala duwan iyo gargaar ay ugu talagashay danyarta.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan oo faahfaahsan Wajeer ka soo diray.