Senatarka ismaamulka Wajeer Cabbaas Sheekh Maxamad ayaa kulan la qaatay waxgaradka iyo xubnaha kale ee guddiga uu dhawaan barasaabka dowlad deegaankaasi Axmad Cabdullahi u magacaabay la dagaalanka balwadda iyo anshaxa xumada wuxuuna u sheegay inuu diyaar u yahay inuu garab ku siiyo gudashada waajibaadkooda.
Dhanka kale xubnaha guddiga ayaa iyagana warbaahinta la hadlay.