DHAGEYSO:Shacabka Syokimau oo cabasho muujinaya

0
205

Dadweynaha ku nool xaafadda Syokimau ee ismaamulka Machakos ayaa ka cabanaya saameynta ka soo gaartay biyaha daadadka ka dhashay roobabka culus ee da’ay.
Waxay sheegayaan in biyaha ay gudaha u galeen guriyahooda.
Gaadiidleyda iyo ganacsatada Syokimau ayaa doonaya in dowladda hoose ee ismaamulka Machakos ay arrintan wax ka qabato.