Golaha wakiillada ee Maraykanka ayaa ansixiyay taageero dhaqaale oo gaaraysa 26 bilyan oo doollar oo la siinaya Israa’iil .
Tani ayaa ku soo aadaysa iyadoo ay weli socdaan duqeymaha Qaza.
Sidoo kale waxaa uu garab istaagga maaliyadeed ee Maraykanka ee Israa’iil uu imaanaysa xilli ay xiisad ka dhexeysa Iiraan iyo Israa’iil.
Miisaaniyadda la ansixiyay ayaa loo gudbinaya aqalka sare ee Maraykanka si uu u meel mariyo.