Baarlamaanka oo aan ansixin qunsul loo soo magacaabay DRC

0
296

Guddiga golaha qaran ee xeer dejinta u qaabilsan arrimaha difaaca, sirdoonka iyo xiriirka dibadda ayaa dhinac iskaga dhigay magacaabidii Charles Githinji Kiiru.
Madaxweynaha dalka ayaa shakhsigan u soo magacaabay inuu noqdo qunsulka guud ee Kenya ku matalaya magaalada Goma ee dalka DRC.
Hasa ahaate xubnaha uu hoggaamiyo xildhibaanka deegaanka Belgut , Nelson Koech ayaa sheegay in aynan ku qancay in Charles uunan u diyaarsanayn jagada loo dhiibay sidoo kalena uunan aqoon u lahayn howshaasi.