Ardayda bartay culuunta caafimaadka oo loo qabtay 14 cishe

0
261

Xoghayaha joogtada ah ee waaxda adeegyada caafimaadka ee wasaaradda caafimaadka dalka Mr. Harry Kachuwai Kimtai ayaa ardayda soo bartay culuunta caafimaadka ee maray tijaabada shaqo u qabtay muddo 14 cishe ah oo ay go’aan ku qaadanayaan.
Waxaa uu sheegay in ardaydan lagu wargeliyay isbitaallada la doonaya in ay ka howlgalaan balse ay jiraan kuwo aan weli arrinkaasi ku tallaaba qaadin.
Waxaa uu waalidiinta ardaydan ka codsaday inay ubadkooda la hadlaan si ay iskaga xaadiriyaan xarumaha caafimaad ee loogu talagalay si aynan saameyn u soo gaarin.