Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Faahfaahin caafimaad oo ku saabsan waxyaabaha sababo is-dilka

DHAGEYSO:Faahfaahin caafimaad oo ku saabsan waxyaabaha sababo is-dilka

Xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa waxaa ku soo badanaya dadka is-dilaya ama isciijiya taas oo walaac uu ka dhashay.
Maxamad Baaruud Xuseen oo nooga soo warramo deegaanka Dadaab ayaa sababaha qofka ku kalifi karo inuu naftiisa ka takhaluso ka waraystay Dr .Maxamad Cabdullahi Xaaleyste oo ah khabiir caafimaad oo xeryaha qaxootiga ka howlgalayay in ka badan 25 sano

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments