Ugu yaraan 8 qof oo xalay lagu dilay Rafah

0
252

Weerarro ay xalay Israa’iil ka gaysatay magaalada Koonfureed ee Rafah ee dalka Falastiin ayaa waxaa lagu dilay in ka badan 8 qof.
Waxaa sidatan ku warramaysa wakaaladda wararka ee Falastiin ee WAFA.
Duqeyn kale oo dhanka cirka ah oo ay Israa’iil ka gaysatay xerada qaxootiga ee Maghazi ayaa waxaa ku geeriyooday labo qof halka ay ku dhaawacmeen 15 kale.