Militariga Israa’iil ayaa sheegay in la dilay taliye ka tirsanaa ururka Xisbullah ee dalka Lebanon.
Taliyaha la dilay ayaa lagu magacaabaa Ismail Ali al-Zein.
Waxaa uu hoggaaminayay qaybta ururka u qaabilsan ka falcelinta taangiyada dagaalka iyo gantaallada.
Waxaa lagu dilay fal ay Israa’iil ku bartilmaameedsatay baabuur marayay tuulada Koonfureed ee Lebanon ee Kounine.