DHAGEYSO:Dowladda ismaamulka Mandera oo raashiin gaarsiisay 3,000 oo culimo ah

0
230

Dowladda hoose ee ismaamulka Mandera ayaa deeq raashiin ah u qaybisay ilaa 3,000 oo ka mid ah culimada Mandera.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.