DHAGEYSO:Shacabka Bariga Lamu oo ka cabanaya kuleyl saaid ah

0
371

Dadweynaha ku nool deegaanka Bariga Lamu ee gobolka Xeebta ayaa ka cabanaya kuleyl aad u sarreeya oo ay dareemayaan.
Waxay sheegayaan in qorraxda oo aad u kulul awgeed ay ku adkaatay inay qabsadaan shaqada ay inta badan nolol ahaan ku tiirsan yihiin ee kalluumeysiga.
Shacabka Bariga Lamu ayaa codsanaya in laga taageero dhanka afurka iyo suxuurta maadaama uu ku yimid hoos u dhac dhanka wax soo saarka ah.