Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa sheegtay in ay sii kordhaysa tirada carruurta Qaza ee qarka u saaran in ay geeriyoodaan.
Waxay tani u aaneysay gaajo daran oo ay ubadka Qaza wajahayaan.
WHO ayaa hoosta ka xarriiqday in dhallaanka Qaza ay u geeriyoonayaan in ay dhasheen iyagoo uu miisaankooda jireed aad u hooseeya.