DHAGEYSO:Deeq raashiin ah oo la gaarsiiyay agoonta ciidamadii NPR-ta ee lagu dilay Wajeer

0
152

Xildhibaanka deegaanka Tarbaj ayaa deeq raashiin ah gaarsiiyay qoysaskii ay ka baxeen ciidamadii ka tirsanaa booliiska qaran ee kaydka ee NPR-ta ee lagu dilay ismaamulka Wajeer.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya.