Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Booliska Spain oo xiray nin ay ku eedeyeen inuu faafiyay COVID19

Booliska Spain oo xiray nin ay ku eedeyeen inuu faafiyay COVID19

Ciidamada booliska ee dalka Spain ayaa gacanta ku dhigay eedeysane 40 sano jir ah oo loo haysto inuu si ula kac ah dad u qaadsiiyay cudurka COVID19.
Wararka ayaa intaa ku daraya in ninkan uu dhowr mar isaga oo ku sugan goobtiisa shaqo uu hoos u dhigay maaskarada si uu u qufaco wuxuuna howlwadeenada kale ku wargeliyay in uu u gudbinaya caabuqa corona.
Laamaha ammaanka ayaa sheegaya in ay ka shakisan yihiin in ninka la qabtay uu cudurka qaadsiiyay 22 qof.
Wararka ayaa intaa ku daraya in eedeysanaha uu si joogto ah u tagayay goob jimicsi oo ku taalla gobolka Majorca in kastoo ay qandho haysay sidoo kalena heerkulka jirkiisu ahaa 40 digriis.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments