DHAGEYSO:Dhallinyaro deeq raashiin ah gaarsiisay 18 qoys oo ku nool Mandera

0
117

Dhallinyaro ku howlan sidii ay qoysaska danyarta ah ee Mandera uga caawin lahaayeen in ay helaan cunto ay ku afuraan kuna suxuurtaan ayaa deeq raashiin ah gaarsiiyay qoysas gaaraya 18.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mandera ka soo diray.